Wiil uu dhalay Madoobe Nuunow Maxamed oo loo magacaabay xilkii uu ka geeriyooday aabihiis

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulkiisa oo banaanaa iyo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga maamulkas. Shirkii golaha wasiirada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa laga akhriyay wareegtada Magacaabista labada wasiir. Xilka Wasiirka arrimaha Gudaha Maamulka Koonfur galbeed oo uu dhowaan ka geeriyooday siyaasigii caanka … Continue reading Wiil uu dhalay Madoobe Nuunow Maxamed oo loo magacaabay xilkii uu ka geeriyooday aabihiis